Qaabkii ay u shiri jireen Wasiirada Somaliland oo wax laga bedelay iyo Go’aano kasoo baxay

Golaha Wasiirada maamulka Somaliland ayaa wax ka bedelay goobtii iyo qaabkii ay u shiri jireen maalin walbo oo khamiis ah, si ay uga hortagaan in ay isku gudbiyaan caabuqa faafa ee Caronavirus. Wasiirada ayaa markii hore ku shiri jiray Hool ay yaalaan yaalaan miis iyo kuraas iska soo horjeeda, hasa ahaatee waxaa hada loo bedelay … Continue reading Qaabkii ay u shiri jireen Wasiirada Somaliland oo wax laga bedelay iyo Go’aano kasoo baxay